Tuesday, November 20, 2018

Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir Ayaa si Xiisa Leh Uga Soconaya Garoomada Kala Duwan Ee...

(Muqdisho) 25 Agoosto 2018.(RBB NEWS) -Tartanka degmooyinka gobolka banaadir ayaa si xiisa leh uga soconaya garoomada kala aha banaadir stadium iyo garoonka kale ee...

Jadwalka tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo dhamaystiran

(Muqdisho) 25 Agoosto 2018.(RBB NEWS)  Waxaa shalay si rasmi ah u furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, kaa soo ay ka qayb...

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo furmay

(Muqdisho) 25 Agoosto 2018.(RBB NEWS)  Waxaa shalay si rasmi ah garoonka Banaadir uga furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, waxaana xaflada furitaanka...

UEFA Oo Abaalmarineysa Beckham

WASHINGTON. D.C — Xiriirka kubadda cagta Europe ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa maanta ku dhawaaqay in kabtanki hore ee xulka England iyo kooxda Manchester...

Ciyaartooyda Afrikaanka ah iyo koobka Yurub

13 Agoosto 2018 "Ciyaaraha Yurub laga dheelo waa kuwa ugu xiisaha badan, looguna daawasho badanyahay adduunka marka laga hadlayo kubbadda cagta, sidaas oo ay...

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

WASHINGTON. D.C — Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore...

Ronaldo oo isbitaal la dhigay

WASHINGTON. D.C — Laacibkii hore ee dalka Brazil Ronaldo Nazario ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla jaziirada loo tamashlaha tago ee Ibiza ee dalka Spain,...
video

Somali Soccer Week 2018 Championship Game Seattle, WA

https://youtu.be/KEAH3_yNCkY?t=13

Horyaalka Premier League 2018/19: Magacyada ku soo biiray

JIMCO, AGOOSTO 10, 2018 "Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa furmaya, ka dib markii uu furnaa suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee xilliga xagaaga. Inkastoo aysan...

Paolo Maldini oo dib ugu laabtay AC Milan

Halyeeygii kooxda AC Milan iyo xulka Talyaaniga Paolo Maldini ayaa maanta dib ugu laabtay kooxdaasi kadib marki loo magacaabay agaasimaha qeybta horumarinta iyo istaraatiijiyada...

Stay connected

0FansLike
1,336FollowersFollow
7,386SubscribersSubscribe

Latest article

Shaqaalaha Dowlada Oo Maalinta Berri ah La Fasaxay

Isniin, November, 19, 2018 (RBB NEWS) – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shaacisay in maalinta berri ay shaqaalaha rayidka ee dowlada federalka fasax yihiin. Qoraal...

Diyaarado duqeyn ka geystey deegaan ka mid ah Xaradheere

Isniin, November, 19, 2018 (RBB NEWS) – Duqeyn ayaa lala beegsaday saldhig ay ururka  Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Cadaley oo ka tirsan degmada Xaradheere ee...

Boqorka Sacudiga Oo Qudbadiisa Sanadlaha Ah Ku Soo Hadal Qaadin Dilkii Khashoggi

Isniin, November, 19, 2018 (RBB NEWS) – Boqorka Sucuudiga oo khudbaddiisa sanadlaha ah ka jeedinayay baarlamaanka ayaa sheegay inaysan jirin dambi dalkaasi laga gaystay oo...