Monday, January 21, 2019

Ozil oo ku ciil baxay PSG

WASHINGTON. D.C —  "Ciyaaryahan Mesut Ozil ayaa soo gaba gabeeyay todobaad jahwareed badan oo saameeyay noloshiisa kadib marki maanta uu dhaliyay mid ka mid...

Petr Čech oo garab istaag weyn u muujiyay Mesut Özil, kadib markii uu ka...

(Arsenal) 26  July 2018. Goolhaayaha kooxda Arsenal Petr Čech ayaa garab istaag weyn u muujiyay saaxiibkiis reer Germany ee Mesut Özil, kadib markii uu ka fariistay...

“Waxaan ku raaxeysan doonaa u ciyaarista kooxda Arsenal in ka badan Manchester United”…Henrikh Mkhitaryan

(Arsenal) 26 Luulyo 2018. Xidiga reer Armenia ee Henrikh Mkhitaryan ayaa yimid kooxda Arsenal bishii January ee lasoo dhaafay, wuxuuna sheegay in ka ciyaarista Gunners...

Jose Mourinho oo sharaxaad ka bixiyay faa’idada ka dambeyn karta ku biirista Cristiano Ronaldo...

(Manchester) 26  July 2018. Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa cadeeyay muhiimada uu Cristiano Ronaldo ugu wareegay kooxda Juventus, guud ahaan kubadda cagta dalka...

Jadwalka kulamada horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018.2019 oo lasoo...

(Serie A) 26 Luulyo 2018. Waxaa lasoo saaray jadwalka horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018/2019, waxaana isbuuca koowaa is arki doona...

Kooxaha Yurub oo Mareykanka ku ciyaaray

Mohammed Salah, joueur de Liverpool, lors du match contre Brighton, le 13 mai 2018. MANCHESTER — "Waxaa dalkaan Mareykanka ka socda ciyaaro saaxibtinimo oo ay...

15 Best High Fiber Foods for Fast Weight Loss

High fiber foods provide some of the most important substances that our bodies need to process food and the substance fills us up. The...

Xubno matalaya Soomaaliya oo loosoo magacaabay maamulka tartanka CECAFA- CAF ee ka dhacaya Tanzania

Sadex masuul oo ka socda dalka Soomaaliya oo kala ah: Cali Maxamed Axmed, Shaafici Islaw iyo Caamir Cabdi Xasan ayaa ku jira liiska maanta lasoo saaray...

Ciyaarahii Todobaadka Soomaalida ee Minnesota oo shalay ku soo gabagaboobay Jaamacada St Thomas ee...

Axad, July, 08, 2018 (RBB)-Ciyaarahii Todabaadka Soomaalida ee Minnesota ka socday ayaa shalay lagu soo gabgabeeyay magaalada St Paul, iyadoo ciyaarahaan  ay ka qaybgaleen 24...

Latest article

Maxay ka cabanahyaan Ganacsatada qaadka ee Puntland?

Axad, 20 Janaayo 2019 (RBB News) - Dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay magaalooyinka Garowe iyo Boosaaso kama aysan soo degin diyaaradihii jaadka halkaasi...

Kenya miyay ka hor tagi kartay weerarkii DusitD2?

Axad, 20 Janaayo 2019 (RBB News) - Weerarkii dhawaan ka dhacay dhisme ku yaalla magaalada Nairobi ayaa dhaliyay su'aalo badan oo ku aadaan in...

Taliska Mareykanka ee Africa oo sheegay in 52 Al-Shabaab ku dileen duqeyn

Sabti, Janaayo, 19, 2019 (RBB NEWS) – Taliska Mareykanka ee Africa ayaa war ka soo saaray duqeyntii maanta ka dhacday Gobolka Jubadda Hoose, kaasoo lagu...