Saturday, August 18, 2018

Turkiga oo Qorshe u Sameeyay Xasilinta Qalalaasaha Dhaqaale

Lacagta Turkiga ee lira. Sawirkan ayaa ah laga xarrun lacagaha lagu kala sarrifto gudaha Istanbul, Turkey, Aug. 13, 2018. Bankiga Dhexe ee Turkiga ayaa maanta...

Wafdi Eritrea ka socda oo Muqdisho booqanaya

13 Agoosto 2018 "Waxaa maanta magaalada Muqdisho booqasho ku tagay wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Eritrea Cusmaan Saalax, oo uu ka mid yahay La-taliyaha...

Ciyaartooyda Afrikaanka ah iyo koobka Yurub

13 Agoosto 2018 "Ciyaaraha Yurub laga dheelo waa kuwa ugu xiisaha badan, looguna daawasho badanyahay adduunka marka laga hadlayo kubbadda cagta, sidaas oo ay...

Hal milyan oo muslimiin ah oo ku xirxiran Shiinaha

13 Agoosto 2018 "Qaramada Midoobay oo loo sheegay dad hal milyan ah oo xiran "Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa loo sheegay in...

Askar Liyuu booliis ah oo “laysay 31 ruux” oo Oromo ah

Jig-Jiga (RBB) – Masuul ka tirsan Dawlad goboleedka Oromada ayaa sheegay in 31 ruux oo Oromo ah la dilay ka dib markii ciidammada gaarka ah...

Dowladda Turkiga ayaa Maraykanka ku eedeysay dhabarjabin dhaqaale

Talaabooyinka lagu doonayay in lagu qaboojiyo qalalaasaha dhaqaalaha ee Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu guul daraystay iyada oo suuqyada ay aad u...

Somali National Economic Council Launched

MOGADISHU (RBB) - The Government has officially launched the National Economic Council, which was established by a presidential decree on July 12, 2018. The Council was...

Ururka ONLF oo xabad joojin iskood ah ku dhawaaqay

Ururka ONLF ayaa sheegay inay ku dhowaaqeen xabbad joojin iskood ah ilaa inta heshiis rasmi ah oo lagu dhammeeyo colaada lala gaarayo dawladda Itoobiya. ONLF...

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

WASHINGTON. D.C — Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore...

Ronaldo oo isbitaal la dhigay

WASHINGTON. D.C — Laacibkii hore ee dalka Brazil Ronaldo Nazario ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla jaziirada loo tamashlaha tago ee Ibiza ee dalka Spain,...

Stay connected

0FansLike
1,064FollowersFollow
6,440SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Saraakiil Ciidan iyo Agaasimaha Madaxtooyada

Thursday August 16, 2018  “Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu magacaabay saraakiil ciidan, iyadoo xilalka laga qaaday...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka degay Jabuuti

Thursday August 16, 2018  “Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Wafdiga...

President Farmajo announces major security reshuffle

Thursday August 16, 2018  "Mogadishu (RBB) - President Farmajo has announced a major shake-up to the security sector on Thursday with changes made to...