Ciidamada Amaanka Oo Muqdisho Ku toogtay Xubno Katirsan Alshabaab

Isniin RBB News:- Ciidamada amniga ayaa goordhow labo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ku dilay magaalada Muqdisho,kuwaasi oo isku dayay in ay xoog ku soo...

Somaliya Iyo Kiinya yaa Ku Awood Badan Qaarada Africa?

Isniin RBB News:- Faalladan oo uu u qoray Macharia Munene oo ah faale qore sare oo ka tirsan warbaahinta Kenya, ayaa cinwaan looga dhigay...

Madaxda Koonfur Galbeed Oo Gudomiye Mursal Ku soo Dhaweeyay Xudur.

Isniin RBB News:- Gudoomiyaha gollaha shacabka Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Degmada Xudur ee...

Puntland oo dowladda Somaliya Kaga digtay farogelinta doorashooyinka Ee Jubbaland...

Axad RBB News:- Wasaaradda arrimaha gudaha ,federaalka iyo dimuqradiyeynta Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay waxaa  dowladda federaalka loogu baaqay inay farogelinta laga joojiyo...

Muuse Biixi ” Soomaaliya laba godob bay Naga galeen Hadaa Nahay...

Axad RBB News:- Dadweynaha reer Somaliland ayaa si balaadhan usoo dhoweeyey weftigii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa galbeedka Afrika...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay u qaybsanaha dhanka taageerada hawlgalada ee Xoghayaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay U Qeybsanaha dhanka Taageerada Hawlgallada ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si aan caadi ahayn Loogu Soo Dhaweeyay...

Axad RBB News:- Wafdiga ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ugu maqnaa qaar kamid ah dalalka...

DHAGEYSO:- Barnaamijka Muqaalka Dunida Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:-  Barnaamijka Muuqaalka Dunida Waxa Soo Saaray Islamarkaana Soo Jeedinaya:-  Mahad Siyaad  Farsamadii :-  Raxma  |Sharaf HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA:-  

DHAGEYSO:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Sabti RBB News:- Warka Duhurnimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo:- Maxamed Cumar Maxamuud {Baakaay} Farsamadii:- Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye} HALKAN KA DHAGEYSO WARKA:-  

Booliska Gaalkacyo Oo Soo Bandhigay Haweeneey Dhowr Dumar Ah Guursatay

Axad RBB News:- Taliska Ciidamada Boliska Magalada Gaalkacyo ayaa soo bandhigay haweeneey iska dhigi jirtay raggTaliska ayaa sheegay in Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay Haweenay...

Latest article

Xukuumada Somaliya Oo Ka Hadashay Adeegyada Udiyaarsan Xujeyda Soamalida.

Arbaco RBB News:- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaacisay in sanadkaan wasaaraddu ay aad u hibisay adeegyada ay helayaan xujeyda Soomaaliyeed ee soo...

Hoggaanka sare ee Midowga Yurub oo markii ugu horeysay haweeney loo dhiibay

Arbaco RBB News:- Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah...

DHAGEYSO:- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir 103.4MHZ.

Talaado,16 july 2019 (RBB News):- Warka Habeenimo Ee Radio Banadir Waxaa Idiin soo jeedinayo Wariye C/rashiid Ibrahim Cali, Farsamadu Waa Ismaaciil Maxamud Wadani. HALKAN KA...