Prof. Dufle “Sigaarku wuxuu sababaa kansarka ku dhaca Sambabada”

31 May 2019 (RBB news) – Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa mar kale bulshada uga digay qatarta uu leeyahay sigaarka iyo cudurada halista ah ee ka dhasha,...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shirka degdega ah ee Madaxda...

31 May 2019 (RBB news) – Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka degdega ah ee Hoggaamiyeyaasha...

Ciidamada amaanka oo xalay howlgallo ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkiinleey.

Jimco, 31 May 2019 (RBB news) – Ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa xalay xiligii AF-Furka kadib waxa ay howlgallo baaritaana ah ka sameeyeen xaafado ka tirsan...

Muhaajiriin ay Soomaali ku jiraan oo laga soo musaafuriyay Libya

Jimco, 31 May 2019 (RBB news) – In ka badan 150 Ruux oo ay Soomaali ku jiraan ayaa Magangalyo waxa ay ka heleen dowladda Talyaaniga,iyaga...

Puntland oo dalac siisay Taliyayaasha Ciidamo ka soo goostay maamulka Somaliland.

Jimco, 31 May 2019 (RBB news) – Wasiirka Amniga maamulka Puntland, ayaa Darajooyin dalacsiiyay Taliyayaashii hoggaamineysay Ciidamo ka soo gostay dhinaca maamulka Somaliland, kuwaasoo...

US diplomat Succeeds ousted UN Envoy for Somalia

Thursday May 30, 2019 (RBB NEWS) – "A former US special representative to Somalia who also served as Washington's ambassador to the Democratic Republic of...

Trump finally Admits Russia Helped get Him Elected

Thursday May 30, 2019 (RBB NEWS) - By Alex Ward “I had nothing to do with Russia helping me to get elected,” the president tweeted. President...

Soomaali la soo taagay Maxkamad ku taalla Seychelles

Khamiis 30, May 2019 (RBB News) – Maxkamada Sare ee  Jaziirada Seychelles ayaa la soo taagay 5 Nin oo Soomaali ah,kuwaas oo lagu eedeeyay falal la...

Dagaal khasaaro Geestay oo dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Khamiis 30, May 2019 (RBB News) – Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay degmada Afmadow ee Gobolkaasi ay ku...

Dhageyso:-Taliska Ciidanka Booliska soomaaliya Ayaa Sheegay in Ay gacanta ku soo...

Khamiis 30, May 2019 (RBB News) - Saraakiisha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waxaa faah faahin ay ka bixiyeen howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Booliska ay ka...

Latest article

Guddiga qabanqaabada Maalmaha xorriyadda oo yeeshay kulan looga hadlayo diyaargaroowga Todobadaadka xorriyadda

Khamiis RBB News:- Guddiga qaban qaabada Todobaadka xorriyadda Soomaaliya ayaa kulan ku yesheen Muqdisho, waxanay ka wada hadleen diyaar garoowga Todobaadka xorriyadda oo Maalmo...

Maydka Wiil dhalinyaro ah oo lagu arkay xeebta Magaalada Marka

Khamiis RBB News:- Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in halkaasi lagu arkay saaka maydka wiil dhalinyaro...

Raiisal Wasaare Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabada dhalashada Boqorada UK.

Khamiis RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre & madax kale oo Somali ah ayaa Magaalada Muqdisho uga qayb galay munaasabada xuska dhalashada...