Mid kamid ah Darawalada Mooto Bajaaj oo Muqdisho lagu diley

Khamiis, Feberaayo, 21, 2019 (RBBNEWS) – Mid kamid ah darawalada Mootooyinka loo yaqaan Bajaaj ayaa lagu diley degmada Hodon ee magaalada Muqdisho kadib markii uu...

Madaxweyne Trump oo qalad ka fahmay qofka ah muwaadhin Maraykan ah

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in isagoo adeegsanaya awooddiisa madaxweyne uu qorsheynayo sidii uu ku soo afjari lahaa "Xaqa uu qofka u leeyahay inuu...

Sida ay ku timid maalinta Jacaylka adduunka ee “Valentine’s day”

Khamiis, Feberaayo, 14, 2019 (RBBNEWS) - Guud ahaan dunida waxay dadka lamaaneyaasha ah maanta u dabaal dagayeen munaasabadda "Valentine's Day", oo ah maalinta la xusho...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Garowe

Jimco, Janaayo, 25, 2019 (RBBNEWS) – Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowlad...

Ex-Somalia President Sheikh Sharif sets eye on Presidency

Wednesday January 23, 2019 (RBB NEWS) – Former Somalia President Sharif Sheikh Ahmed has declared that he will once again offer himself for the country’s top...

Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Taleex ee...

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) – Qarax ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Taleex ee Wadada Maka Al Mukarama, iyadoo warar kala duwan...

Wadan ay dadka ku nool ka badan yihiin baaskiilada laga...

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) – Wadanka Netherland ayaa ah dal ay tirada dadka ku nool ay ka badan yihiin tirada baaskiilada yaala wadankaas,iyadoo...

Shariif Sheekh Axmed oo sheegay inuu yahay Musharax Madaxweyne doorashada 2020

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u sheegay wargeys ka soo baxa dalka Kenya inuu markale...

Dhageyso:- Shil Gaari Oo Dhimasho iyo Dhaawac geystay oo ka dhacay...

Arbaco 23 Janaayo 2019 (RBB News) - Shilkan gaari ayaa geystay qasaare Dhimasho iyo dhaawac ayaa galabnimadii maanta waxa uu ka dhacay Wadada xiriiirisa...

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kufsi Loo Geystay Gabar Yar Oo Ka...

Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (RBB NEWS) – Wararka naga soo gaaraya Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka...

Latest article

Dhageeyso: Barnamijka Deegaan ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka deegaan waxa soo jeedinayo Cabduqaadir Cisman Indhoy, farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka:    

Dhageeyso: Barnaamijka faqidaada wararka 24-ka saac ee Radio Banadir 103.4 mhz

Khamiis 25 April 2019 (RBB News) - Barnamijka waxa soo jeedinayo Maxamed Axmed Keeni. Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso Barnaamijka: 

Dhageeyso: Warka Habeen ee Radio Banadir 103.4 mhz 25/4/2019

Khamiis, 25 April 2019 (RBB News) - Warka habeen waxa soo jeedinayo Cali Cumar Somali, Farsamadu waa Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. Halkaan ka dhageeyso warka: