Mamulka Gobolka SH/Hoose Oo Deegaanada Gobolkaasi Kawadda Dib U Heshiisiin.

Axad RBB News:- Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) iyo mas’uuliyiin uu hoggaaminayo,ayaa waxay Saacadihihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku kala bixiyeen...

Danjiraha Maraykanka Ee Somaliya “Soomaaliya Waxa ay Kujirtaa rajo wanaagsan “.

Axad RBB News:- Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas oo...

Jubbaland Oo Udigtay Dad ay ku eedeysay Kicinta Dhibaatooyin Amni Darro.

Sabti RBB News:- War saxafadeed ka soo baxay Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland ayaa loogu digay cid walba oo ku lug leh falal...

DHAGEYSO:- Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay Qaraxyadii...

Sabti RBB News:- Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay labo Qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,kuwaas oo ay ciidanka amnigu ku raad...

Ku dhawaad 10 Askar Kiinyaan Ah Oo Ku Dhintay Qarax Lagula...

Sabti RBB News:- Ku dhawaad 10 askari oo ka tirsan ciidamada ciidamada Kenya ayaa ku dhintay, kaddib marki baabuur ay la socdeen maanta miino...

Saraakiil ka socota AMISOM oo booqatay degaanka Bariirre

Sabti RBB News:- Wafdi ka socda howlgalka midowga Afrika Soomaaliya ee (AMISOM) ayaa booqday degaanka Bariirre ee Gobolka Shabeellada hoose , si ay u...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo cambaareeyay Falkii Ka Dhacay Gaalkacyo

Sabti RBB News:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay falka Magaalada Gaalkacyo loogu dilay Dad rayid ah oo aan waxba...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

Sabti RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabisha...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Istambul ka furay shirka qurba-joogta.

Sabti RBB News:- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya  mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka qurba-joogta Soomaaliyeed oo ka...

Booliska oo sheegay in la qabtay ruuxii waday gaariga ku Qarxay...

Sabti RBB News:- Ciidamada Booliska Somaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen shaqsigii waday gaari ku qarxay nawaaxiga Isgoyska Km4 ee Muqdisho. Taliye Ku xiggeenka...

Latest article

Ra’iisul Wasaare Khayre: Waxa aan idinkugu imid in aan idinkala shaqeeyo dhismaha Gul-mudug midaysan

Talaado RBB News:- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in...

Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Talaado RBB News:- James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada iyo Austria

Talaado RBB News :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada...