WAR DEG DEG: Qarax ka dhacay magaalada Bossaso

0
212

Arbaco, 10 April 2019 (RBB News) – Wararka nago soo gaaraaya magaalada boosasso Xarunta ganacsiga maamul goboleedka Puntland in ay askar ka tirsan ciidamada mamulka puntland qarax lugu soo weeraray, waxana ka dhintay ila hada 4 askari ka tirsan ciidamadaasi.

Ila hada cid ma sheeganin mas’uuliyada qaraxaas.