Kooxo hubeysan ayaa Goordhow Xaafad ka tirsan degmada Karaan ee gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Shacab kana mid ahaa dadka ku nool degmadaas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dilka uu si gaar ah uga dhacay Halka loo yaqaano Shineema liibaan oo u dhaxaysa Saldhiga iyo Xarunta Degmada kaaraan.isla markaana Ninka la dilay magaciisa lagu soo koobay Daashoow. Kooxdii ka dambeysay dilka qofka Shacabka ah ayaa duirba goobta ka baxsaday,waxaana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda,kuwaas oo baaritaan halkaasi ka wada. Weli macada dadka ka dambeeyey dilkaas iyo sababta loo dilay,hayeeshee waxaa falkaasi uu ka mid yahay dilalka ka dhaca Magalada muqdisho

0
42

Isniin, 15 April 2019 (RBB News) – Kooxo hubeysan ayaa Goordhow Xaafad ka tirsan degmada Karaan ee gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Shacab kana mid ahaa dadka ku nool degmadaas.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dilka uu si gaar ah uga dhacay Halka loo yaqaano Shineema liibaan oo u dhaxaysa Saldhiga iyo Xarunta Degmada kaaraan.isla markaana Ninka la dilay magaciisa lagu soo koobay Daashoow.

Kooxdii ka dambeysay dilka qofka Shacabka ah ayaa duirba goobta ka baxsaday,waxaana gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda,kuwaas oo baaritaan halkaasi ka wada.

Weli macada dadka ka dambeeyey dilkaas iyo sababta loo dilay,hayeeshee waxaa falkaasi uu ka mid yahay dilalka ka dhaca Magalada muqdisho