Gudoomiyaha ururka haweenka soomaliyeed ayaa kahadashay dhibaatooyinka ay lakulmaan haweenka soomaaliyeed

0
33

Arbaco, 17 April 2019 (RBB News) – Gudumiyaha ururka haweenka qaranka Batuulo Axmed Gabale oo la hadashay Idaacada Banadir aya si kulul uga hadashay dhibaatooyinka xiligaan ay wajahayan haweenka Soomaliyeed.

Gudumiyaha ayaa hoosta ka xariiqday in tacadiyada ka dhanka ah haweenka ay ku soo badaneyaan sanadahi u dambeeyay konfurta iyo bartamnaha soomaliya lona baahanyahay in la joojiyo wax walba oo keenayo in lugu xad gudbo haweenka meel kasta ay joogaan si dalka u noqdo mid ka xaruubay dhibatooyinka daashaday xiligaan.

Halkaan ka dhageeyso Codka: