Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Jadwalka Imtixaanka

0
225

April 20, 2019 (RBB NEWS) – Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & tacliinta sare ayaa soo saartay Jadwalka imtixaanaadka Dugsiyada Sare ee dalka.

Sida ku qoran jadwalka Imtixaanka ayaa bilaaban doonaa 11 Bisha soo socota oo ay inaga xigaan 20 Cisho oo kaliya.

Jadwalkaan ayaa noqon doona midka guud ee ardayda sanad Dugsiyeedka 2018 2019 ee sanadkaan.