Tartanka Aqooneedka ee bisha Ramadaan ee Radio banadir qabeeneeso oo shalay furmay

0
94

Arbaco, 8 May 2019 (RBB News) – Waxa shalay bilaawday tartanka Aqoonta Guud ee bisha bareekasan ee Ramadan.

tartankaasi waxa qabanaayo Radio Banadir wuxuna socan doona inta ey bisha ramadaan soconeeyso. shalayna wexeey eheeyd munasaabada oo lugu dah furay tartankaas waxaana ka qeeyb qaadtay munaasabada gadoomiyaha guud ee Idaacada banaadir Abukar Maxamed Sheikh Nur, Isagu dhixda u xirtay in uu tartankaan Idaacada laga qabto oo in u si wanaagsan o qurxan loo qabato tartankaan.

Tartankaan waxa muhmidiiso tahai in ay dhaliinyarada iyo bulshada ka qeeyb qaadeneeyso tartankaas ay aqoontooda kordhiaan oo ka faa’iideestaan.

Tartanka aqooonnta guud waxa ka qeeyb galaayo 16 iskuul oo ka mid iskuulada ku yaala gobolka banaadir.

Radio banadir wuxu u mahad cilinaaya mamulka gobolka Banaadir oo Tartankaan taabi gelinaayo oo gacan weeyn ka siin doono.