kulankii Furitaanka Koobka Aduunka Oo Soo Dhamaday Iyo Russia Oo Xaaqday Saudi Arabia .

0
113

Kulanka aya kuso dhamaday shan gool iyo waxba oo ay gushu Ku raacday xulka Russia oo martigalinaya koobkan.

Waxan ka cawiyay laacibinta kala ah gazinskiy,cheryesh oo labo jeer shabaqa garay,dyzuba, iyo golovin.

DAQIIQADII 12 aad GOOOL…….: Ciyarta aya Ku bilaabatay jawi dagan. halmar ayuu isla kacay garonka markii gazinskiy uu dhaliyay goolkii furitanka ee Russia iyo waliba kii ugu horeyay koobkan isagoo madax ku dhaliyay .

DAQIIQADII 43 aadGOOOL….goolka labaad ee kulanka iyo kii koobad ee lacibka cheryesh ayaa aha gool aad u qurux badan kadib markii uu dhulka la jaray labo ka mid ah ciyartoyda suadi Arabia.

DAQIIQADII 71 aad GOOOOL…….Dyzuba oo badal Ku soo galay ayaa quus diray xulka Saudi Arabia. isagoo ka dhaliyay gool madax ah oo qurux badan ahna kii sedexaad.

DAQIIQADII 90 aad GOOOL……Cheryesh ayaa dhaliyay goolkisii labaad ee ciyarta ahna kii afaraad ee kulanka.

DAQIIQADII 90+ aad GOOOL…..Golovin, ayaa soo xiray xasuuqii Saudi Arabia isagoo ka dhaliyay gool laadka xorta ah.

Kulanka ayana kusoo Gabo gaboobay Russia oo muujisay tayadeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here