Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobolka Banadir Bisha Barakeysan Ee Ramadaan 1440-2019-.”Dhageyso

0
199

Isniin, May, 13, 2019 (RBB NEWS) – Waxaa si habsami leh wili kaga soconaya Xaruunta dhexe idaacada Banadir ee Magaalada Muqdisho Tartan Aqooneedka Dugsiyada saree e Gobolka Banadir oo Sanadkii 15aad uu qabanayo Radio Banadir iyadoo uu Sanadkaan Taaba gilinayo Maamulka Gobolka Banadir.

Group A) waxaa wada baratamay Dugsiyada Al-Bashar VS Daarul-irshaad wexeena guusha ku raacday 5-2 SChoolka Daarul-irshaad.

Isla Groupkaas waxaa maalinti xigtay wada Baratamay Schoolada Al-Manaar jardiinka VS Tabuuk wexeena guusha ku raacday 4-2 SChoolka Al-Manaar jardiinka.

 

Group B) waxaa wada baratamay Dugsiyada Jaabir bin cabdllahi VS Al-Misbaax wexeena guusha ku raacday 6-4 SChoolka Jaabir bin cabdllahi.

Isla Groupkaas waxaa maalinti xigtay wada Baratamay Schoolada Al-Farxaan VS Al-Anwaar wexeena Ku dhamaatay Bar baro 5-5.

 

Group C)  waxaa wada baratamay Dugsiyada Al-Naxwa VS City Star wexeena guusha ku raacday 4-0 Schoolka City Star.

Isla Groupkaas waxaa maalinti xigtay wada Baratamay Schoolada Al-Hudda VS Kaaraan wexeena guusha ku raacday 7-3 SChoolka Al-Hudda.

 

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa In Xaruuntaa dhexe ee idaacada Banadir ay ku baratamaan Schoolada Al-Muxaram VS General Daa’uud oo kawada tirsan Group D).