Ardayda Muqdisho oo banaanbaxay

0
30

Talaado, 14 May 2019 (RBB News) – Ardayda muqdisho ayaa manta banaanbaxyo aykaga soohorjeedaan goanka wasarada waxbarashada ay kuhakisay imtixanadka shahaadiga kadhigeen agagaarka taalada daljirka daahsoon ee muqdisho

Ardaydaan ayaa waxa ay isugu jireen wiilal iyo gabdho kuwaasi oo dhamaantood kudhawaaqayeen erayo ay kamid yihiin dooni meeno goodax bare

Halkaan ka dhageeyso codadka ardayda: