WAR DEG DEG: Qarax ka dhacay Degmada Xamar Weyne

0
194

Axad, 19 May 2019 (RBB News) – Abaaro 7PM Habeenimo ayaa baabuur noociisa yahay Toyota Noah ku qarxay meel barxad ah kuna taal dhabarka dambe ee iskaadhatada gaadiidka Xamaar Weeyne.

Sidaanu Xaqiijanay wax qasaaro nafeed ama dhaawac ma jiraan.

Waxa isla goobta lagu qabtay 2 qof lagu tuhmaaya in ay falka ku lug leyihiin.