Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobolka Banadir Bisha Barakeysan Ee Ramadaan 1440-2019-.”Dhageyso

0
171

isnii,20, May,2019 (RBB News) –  Waxaa si habsami leh wili kaga soconaya Xaruunta dhexe idaacada Banadir ee Magaalada Muqdisho Tartan Aqooneedka Dugsiyada saree e Gobolka Banadir oo Sanadkii 15aad uu qabanayo Radio Banadir iyadoo uu Sanadkaan Taaba gilinayo Maamulka Gobolka Banadir.

Tartanka waxa uu u dhaxeeyaa City star VS Al hudda oo kawada tirsan (GROUB ,C)

Waxaa soojeedinayay , Xasan Nasiib Maxamed & C/Rashiid Maxamuud Nuur , Farsamadu Waxaa Wadajir Ugu Qaabeenanayay, Cabdiraxmaan maxamed Adan & Shariifo Jimcaale Xussen.

HALKAAN KA DHAGEYSO TARTANKA,: