Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddi Cusub

0
150

Sabti 25, May 2019 (RBB News)-   Madxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha maamulka ee gobolka Mudug.