DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Gobolka Mudug Oo Khaadacay Xilkaqaadis Xaaf Uu Ku sameeyay.

0
34

Isniin RBB News:- Gudoomiyihii gobolka mudug cabdirashiid xaji cartan ayaa qaadacay xilka qaadis uu dhawaan kusameeyay maadxeyanaha dowlad gobaledka galmudug Axmed ducaale geele xaaf

Gudoomyaha ayaa waxa uu sheegay in wada tashi uu layeeshay odayaasha ay isku afgarteen inuu gobolka isago sii maamulo maadaama uu layimid wax qaba fcn intii uu xilka hayay

Sdkle gudoomiyaha xilka laga qaaday ee cabdirashiid xaaji cartan ayaa xusay in madxweynaha galmudug uusan waxbo kala socon xaaladda gobolka balse uu iska soo maagay xilka qaadistan ….

Hadalkan kasoo yeeray gudoomihii xilka laga qaaday ayaa minaanaya xilli dhwaan degreeto uuu soo saaray madxweynaha maamulka galmudug xilka looga qaaday isaga goomiye cusbna loogu magacaabay gobolkaaas.

 

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA:-