Maamulka Idaacadda Banadir Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Cali Maxamuud Guuleed

0
445

Tacsi:- Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Idaacadda Banaadir Ee Muqdisho Oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Guud Ee Idaacadda Abuukar Maxamed Shiikh waxay Tacsi Tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Dhamaan Umadda Soomaaliyeed geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Cali Maxamuud Guuleed (Cali Adoon) Oo 23/Bishan Juun/2019 Ku geeriyooday Magaalada London Ee Dalka ingiriiska Waxaana ilaah uga baryeynaa in uu Janatul Firdowsa Ka Waraabiyo.

INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAJICUUN