Booliska Gaalkacyo Oo Soo Bandhigay Haweeneey Dhowr Dumar Ah Guursatay

0
156

Axad RBB News:- Taliska Ciidamada Boliska Magalada Gaalkacyo ayaa soo bandhigay haweeneey iska dhigi jirtay ragg

Taliska ayaa sheegay in Magaalada Gaalkacyo lagu qabtay Haweenay guursan jirtay Haweenka kale iyada oo Nin isaga Dhigaysa, waxeyna isticmaali jirtay xubinta taranka oo gacan ku sameys ah.

Mid kamid ah haweenka ay furtay oo ka shakisay ineysan Nin aheyn ayaa Booliska ku wargelisay sidaas ayaana lagu qabtay markii baaritaano lagu sameeyayna waxaa la xaqiijiyay iney dumar tahay, Islaamo badanna ay soo furtay.

Saraakiisha Booliska ayaa Magaceedu kusheegay deeqo Cabdullahi Aadan islamarkaana ay jirtay da’da 30-aad.