Dhageyso: Soomaliland Oo ka hadashay Dadkii Ajaaniibta ahaa Ee lagu dhaawacay Dekadda Berbera

0
133

Isniin, RBB News – Wasiirka shaqagalinta arimaha bulshada iyo qoyska Ee maamulka soomalilan hindiya jaamac xirsi ayaa ka hadashay dhibaatooyinkii loo geyste horaantii bishan Shan ruux oo ahaa shaqaale ajaanib ah islamarkaana muruq maatalo ka ahaa dekada Magaalada Berabera ee Maamulka Soomaaliland.

Wasiiradda ayaa ugu horeyn cambaareeysay  Falka foosha xun ee lagula kacay shaqaalahan ajaaniibta waxa ayna sheegtay in falkan uu baal marsanyahy Sharciga Waxayna sheegtay in dastuurku uu yahay lagama maarnan islamar ahaantaasna Qofkii dambi gala loo soo maro wada saxda ah e waa faqsan dastuurka.

Sikastaba arintaan ayaa waxa ay ku soo adeeysaa kadib markii 5 shaqaale oo ajaaniib ah lagu dhaawacay Dekada weyn ee magallada bara bera Ee Maamulka Soomaaliland.

Halkan Ka Dhageyso Codka Wasiirka Shaqagalinta iyo Arrimaha Bulshada Maamulka Somaliland