Talaado RBB News:- Guddi doorasho oo ay magacaabeen musharixiinta xilka madaxweynaha Jubbaland ee isbadal doonka  ayaa  soo saaray liiska xildhibaanno ay ku sheegeen in ay soo xuleen odayaasha dhaqanka.

Liiskan ay soo saareen ee Xildhibaanada ayaa gaaraya 75 Xildhibaan waxaana ka muuqda magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan, taasoo ka duwan liiskii xalay soo baxay oo kaliya ku qornaa magaca xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

Guddiga doorashada uu kol hore magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa xalay uga dhawaaqay magaalada Kismaayo xildhibaannada cusub ee Jubbaland oo ka kooban 73 mudane, waxaana muuqaneya in uu hadda jiro labo garab [Baarlaamaan] oo isku soo horjeeda.

Hoose ka akhriso Liiska xildhibaannada cusub ee goor dhaw lagu dhawaaqay :