Goolhayaha reer Masar oo taariikhda galay

0
101

Essam al Xadary ayaa noqonaya gool-hayihii ugu da’da waynaa ee soo mara Koobka Adduunka abid.

Gool-hayan ayaa u dhashay kooxda Masar, wuxuuna galabta ka qaybgalaya cayaarta Masar iyo Sucuudiga u dhexeeysa.

El-Xadary ayaa 45 sano jir ah wuxuuna jebinaya rikoorka Gool hayihii ugu da’da waynaa ee soo mara Koobka Adduunka ee u dheelayay kooxda Colombia Faryd Mondragón oo 43 sano jir ah kaaso ka qaybgalay cayaartii sannadkii 2014-kii dhexmartay Barazil iyo Colombia.

Masar iyo Sucuudiga ayaa gordhaw wada dheelaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here