Wareysi: Jeneraal Daahir Indhaqarshe “VOA

0
232

Image result for voa somali logo

August 25, 2019 (RBB NEWS) – Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore beddeshay taliyayaashii ciidanaka gaar ahaan ciidamada milatariga, booliiska, asluubta iyo hay’adda nabadsugidda. Haddaba waxaa noo suurtogashay inaan waraysi la yeelano Taliyaha xilka kasii degaya ee ciidanka xoogga Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe oo xilka laga qaaday iyadoo bilihii u dambeeyey ay ciidanku guulo ka keeneen dagaallo ka dhacay Shabeellada Hoose.

Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey hawlgalladii ugu dambeeyey ee ciidanka.