Barnamijka Madasha Dhalinyarada: Faduma Warya “VOA

0
236

Image result for voa somali logo

Barnaamijka Madasha Dhalinyarada waxaa todobaadkaan marti noogu ah Faduma Waryaa oo ah gabar dhalinarada ah oo sawirro iyo muuqaalo ku saabsan Muqdisho kusoo bandhigto Baraha Bulshada.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Nur Bukhari.