DEG DEG; Madaxfiic ku dhacday xarunta Madaxtooyada

0
89

Arbaco RBB News:- warar soo baxaya ayaa sheegaya in gordhow ay madaafiic kusoo dhacday hareeraha iyo gudaha xarunta madaxtooyada dalka.

wararka aan heleyno ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in tirada madaafic-da ay ahaayen ilaa iyo afar madaafiic oo sida la sheegayo lala damacsanaa xafiiska Madaxweynaha walow aysan suuragalin in Xafiiska ay wax gaaran.

ilaa iyo hada ma cada khasaaraha ay geeysteen madaaficdan ku dhacday hareeraha iyo gudaha xarunta Villa Soomaalia.

wixii kuso kordha halkaan kala soco