Faaqidaadda: Hawl-galka Turkiga ee Syria

0
170

Natiijada sawirka voa somali logo

October 18, 2019 :Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay duulaanka Turkiga uu toddobaad ka hor ku qaaday waqooyiga dalka Syria, si uu halkaas uga saaro dagaal-yahannada Kurdiyiinta, oo uu ku eedeeyey inay yihiin argagixiso.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Xuseen Saxnuuni oo ku sugan Qaahira.