Kenya: 700 Qof oo Sanadkii u Dhinta Qaniinyada Maska

0
136

Natiijada sawirka voa somali logo

Ugu yaraan 700 oo qof ayaa dalka Kenya sannad walba u geeriyoota qaniinyada maska. Khubarada dalka Kenya ayaa wada cilmi baaris ku saabsan sidii arrintan daawo qiimaheedu jaban yahay loogu heli lahaa.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa soo diyaariyay Jim Randle, waxaana inoo soo koobaya Xuseen Barre Aadan