Man City, Barcelona iyo PSG oo loo Magacaabay Kooxaha ugu…..

0
77

Waxaa daaha laga rogay Baaritaano lagu sameeyay kooxaha ugu waa wayn Yurub iyadoo ay Manchester City, Barcelona iyo PSG ay noqdeen kooxaha qarash gareeyay lacagaha ugu badan.

La Gazzetta dello Sport oo howshan u kuur gashay ayaa soo saartay liiska kooxaha qasiray dakhliga ugu badan iyadoo ay Man City koowaad ku soo baxday.

Waxaana shanta sare soo buuxiyay kooxaha Chelsea iyo Manchester United.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here