Jadwalka kulamada horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018.2019 oo lasoo saaray

0
153

(Serie A) 26 Luulyo 2018. Waxaa lasoo saaray jadwalka horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka 2018/2019, waxaana isbuuca koowaa is arki doona kooxaha Lazio iyo Napoli.

horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ayaa la daah furi doonaa 18 bisha August ee soo aadan, wuxuuna xili ciyaareedka soconayaa ilaa iyo Axadda, May 26-keeda sanada 2019, xiligaas oo dhamaan kulamada la wada ciyaari doono hal waqti.

Waxaa jira saddex toddobaad oo isbuuca gudihiisa la ciyaari doono waana 26-ka Sebtembar, Disembar 26-keeda, iyo Abriil 3-deeda.

Waxaa jiri doona afar fasax oo caalami ah 9-ka Sebtember, 14-ka Oktoobar, 18-ka Noofambar iyo 24-ka Maarso.

Kulanka ay Napoli la ciyaareyso Lazio waa kan ugu horeeya ee wareega koowaad, halka.

Juventus ayaa ku bilaabaysa difaacashadeeda horyaalka kulanka ay martida u noqon doonto Chievo, AC Milan ayaa la ciyaari doonta Genoa, Torino iyo Roma, sidoo kale Inter Milan ayaa la ciyaari doonta Sassolo.

Wareega 1-aad.

Wareega 2-aad.DjDGyiAXoAAxv71Wareega 3-aad

DjDHdiSXsAsFp2dWareega 4-aad

DjDHnrGW4AAmrctWareega 5-aad

Wareega 6-aad.

Wareega 7-aad.DjDIvPZXsAAl1vc

Wareega 8-aad.DjDJLjTWsAAaWmLWareega 9-aad.

DjDJOApWwAEREbj

Wareega 10-aad.

DjDKM_BWsAEzyzp

Wareega 11-aad.

DjDKnx6X0AAUZxi

Wareega 12-aad.

DjDKpMYX0AUBcwK

Wareega 13-aad.

DjDLLj5X4AEu7UU

Wareega 14-aad.

DjDLMiOWwAAKEnE

Wareega 15-aad.

DjDLv37XoAErlGr

Wareega 16-aad.

DjDL0EHWsAES_0n

Wareega 17-aad.

DjDMnOFXcAA61IB

Wareega 18-aad.

DjDMnOFXcAA61IB

Wareega 19-aad.

DjDNRtFWsAEjQwWWareega 20-aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here