Jose Mourinho oo sharaxaad ka bixiyay faa’idada ka dambeyn karta ku biirista Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus

11
395

(Manchester) 26  July 2018. Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa cadeeyay muhiimada uu Cristiano Ronaldo ugu wareegay kooxda Juventus, guud ahaan kubadda cagta dalka Talyaaniga.

Mourinho ayaa sheegay in imaanshiyaha Ronaldo ee magaalada Torino ay tahay mid kaliya aysan ka faa’ideysan doonin kooxda Juventus. lakiin waxa uu dib u soo nooleeyn doonaa kubada cagta Talyaaniga.

Jose Mourinho ayaa wuxuu sheegay in dhamaan kooxaha kale ee ka dhisan dalka Talyaaniga ay isku dayi doonaan sameynta saxiixyada ciyaaryahano heer sare ah, si ay u sii xoojistaan kooxdooda.

“Heshiiska Ronaldo ee kooxda Juventus wuxuu u fiican yahay dhamaan kubada cagta dalka Talyaaniga”.

“Juventus waxay ku guuleysatay horyaalka sanado badan, haatan wax walbaa way u sii sahlanaan doonaan”

“Laakiin waxaan u maleynayaa inay taasi noqon karto dhiiri galinta kooxaha kale ee kasoo hor jeeda”.

“Laga yaabee hormarka kooxda Juventus waxay awood siin kartaa kooxaha kale sida Milan, Roma, Inter iyo Napoli inay dhamaantood horumar sameeyaan”.

11 COMMENTS

  1. After I initially commented I seem to have clicked on the -Notify me when new
    comments are added- checkbox and from now on every time a comment is added I receive four emails with the exact same comment.
    Perhaps there is an easy method you can remove me from that service?
    Kudos!

  2. What’s up to every body, it’s my first visit of this website; this website carries awesome and genuinely
    fine material in favor of readers.

  3. Thank you for the good writeup. It actually was once a amusement account
    it. Look complex to far brought agreeable from you!
    By the way, how can we be in contact?

  4. I just couldn’t go away your site before suggesting that I actually loved
    the standard info a person provide in your guests?

    Is gonna be again steadily to check up on new posts

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here