Dayax madoobaadkii xalay dunida ku habsaday

1
421

28’07’2018 “Dad badan oo ku nool adduunka ayaa xalay arkay dayax madoobaadkii ugu wakhtiga badnaa ee qarnigan 21-aad

Dalka Greece, dayaxa madoobadka ayaa kasoo muuqaday agagaarka macbad ku yaalla jasiiradda Sounion ee dalkaasi.

Daxyax madoobaadka ayaa laga arkay qaaradda Afrika, bariga dhexe, Yurub, Ruushka, Hindiya iyo Australia.

Halkan waa buuraha ku yaalla dalka Sweden, si caadi ahayn ayaa looga arkay dayax madoobaadka.

Ma jirin qalab indhaha la gashanayay sii loo eego dayax madoobaadka.

Dayax madoobaadka waxaa laga arkay gashaada dambe ee minaaradda masaajidka wayn ee Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu dhabi.

Magaalada Sydney, dad ayaa isugu soo baxay si ay u arkaan dayax madoobaadka.

Dadka ku dhaqan magaalada Taipein ee Taiwan waxay isticmaalayeen qalab ay ku eegayaan dayax madoobaadka.

Qaar kamid ah dhagaysatayaasha ayaa BBC la wadaagay sawirrada dayax madoobaadka goobaha ay dunida ka joogaan.

XIGASHO: BBC

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here