Cristiano Ronaldo Oo Qaaday Tallaabo Ka Xaanaajineysa Taageereyaasha Real Madrid

0
118

 

4/8/2018 (RBB)Cristiano Ronaldo durba waxa uu bilaabay in uu waayihiisa cusub la jaan qaado kaddib markii uu ka tagay Real Madrid sagaal sano kaddib.

Juventus auaa ka dhabbeeysay mid ka mida saxiixyadii ugu la yaabka badnaa kaddib markii ay Cristiano ka soo qaadatay Los Blancos.

 

Ronaldo hore ayuu ka bilaabay in uu is hore u soco waxa uuna kala laabtay Twitter-ka Real Madrid la socodkiisii ‘Unfollowed’.

Taas bedelkeeda, waxa uu raacay ‘Follow’ gareeyey Juventus oo noqotay kooxdiiu bedeshay Real Madrid.

Hase ahaatee, wali wuu la socdaa saaxiibadiisii Estadio Santiago Bernabeu, Zinedine Zidane iyo Carlo Ancelotti.

Tallaabadaas uu Cristiano Ronaldo qaaday waxa ay taageerayaal badan ku abuureysaa in uu Cristiano carro laga soo tagay Real Madrid.

Hore waxaa loo ogaa in ay isku dhacsanaayeen madaxaeynaha kooxda Florentino Perez.

Ronaldo waxa u doonayey in mushaarkiisa la gaarsiyo inta ay qaataan Neymar iyo Lionel Messi, taas oo ay ku gacan seertay Los Blancos.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here