Muqdisho: Gaadiidka Gurmadka Deg-degga oo Shaqo Joojin Ku Dhow

0
239

Adeegga ambalaasyada ee gurmadka degdegga ah ee Aamin ee Muqdisho, ayaa dhawaan ku dhawaaqay in shaqadoodu ay halis ugu jirto inay u joogsato dhaqaale la’aan, iyo iyadoo aan taageero joogta ah laga helin dowladda iyo hey’adaha gargaarka si adeegaasi uu u sii socdo.

Maanta ayaa waxaa walaacaasi ka wada hadlay Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cabdirixmaan Cumar Cusmaan; madaxa guddoomiyaha hay’adda gaadiidka gurmadka caafimaadka ee Aamin, Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here