Isticmaalka Xad Dhaafka Ah ee Kambiyuutarrada “PC

0
335

Image result for voa somalia logo

JIMCO, AGOOSTO 10, 2018 “Haddii ay dhacday in waqti badan aad ku qaadato adigoo hor fadhiya kambiyuuterka, waxaa laga yaabaa inaad ka kacdo adigoo indhu aaney si wanaagsan wax u arkeyn ama caad uu kaa saaranyahay.

  • Taas waxaa ugu wacan in waqti badan aaney indhahaagu libiqsan marka aad kambiyuutar ku shaqeyneyso, indhahaaguna ay qalalaan.

Laakiin kaba sii darane, iyadoo lagu jiro waqti dadku aad u jecelyihiin inay waqti badan ku qaataan baraha bulshada iyo internetka, caruurtuna ay indhahaba ka qaadin shaashadaha ay ku cayaaraan aaladaha telefoonnada ama kambiyuutarada.

Xaaladdaasi waxey sababi kartaa waxyeela joogta ah oo indhaha soo gaara, laakiin wariyaha VOA Carol Peason ayaa ku soo warameysa inuu jiro barnaamij cusub oo taleefan oo arrintaasi wax looga qaban karo. Faahfaahinta waxaa inoo haya Cabdixakiim Shirwac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here