Yaaqshiid ayaa 1-0 Kaga Adkaatay Degmada Kaxda Oo Ay Ku Kulmeen Garoonka Banaadir.

1
761

31-08-2018 (RBB NEWS) -Yaaqshiid ayaa 1-0 Kaga adkaatay degmada kaxda oo ay ku kulmeen  garoonka Banaadir Sidoo Kale Degmada  Shangani ayaa  goolka la hormatay waxaana u dhaliyay  Cbadirsiaaq Maxamed Axmed  kaasoo rigooro u saxiixay waxaana qaybta hore lagu kala nastay  1-0. 

Marki laysku soo laabtay Waaberi ayaa weerar xooggan   ku qaday goosha  Shangaani waxaana  ugu dambayn goolka barbaraha u saxiixay laacibka  No- 10   Xuseen Maxamed Xuseen.

Dhanka kale  Yaaqshiid ayaa 1-0 uga adkaatay degmada kaxda oo ay ku kulmeen  garoonka Banaadir.

Group A oo ay 5 degmo o  laba laga doonayo ay  ku loolamayaan waxaana degmooyinka u kala horeeyaan.

1 COMMENT

  1. 1RqU5y Your positions continually have got many of really up to date info. Where do you come up with this? Just declaring you are very creative. Thanks again

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here