Maamulka dalka Airland oo Soomaaliya ku yaboohay lacago kaalmo ah.

7
305

Mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska R/wasaaraha dalka Airland,kan Arimaha Dibadda ,Qurbojoogta iyo xiriir Caalamiga ah ee horumarinta barnaamijyada,ayaa dalka Soomaaliya ugu deeqday lacago gaaraya 3-milyan oo Yuuro ah.

Simon Coveney T.D iyo Mr. Ciarán Cannon, oo ah Wasiirada Arimaha Dibadda iyo kan horumarinta barnaamijyada iyo qurbo joogta ayaa sheegay in lacagaasi loogu talagalay sidii wax looga qaban lahaa xaaladaha ba’an ee dhinaca bini’aadanimada ee ka jirta dalka Soomaaliya.

Sanadkaan 2018-ka Ireland,waxay mar kale diyaar u tahay in ay taageerto Hey’adaha Qaramada Midoobe ee ku howlan in dalka Soomaaliya la geeyo kaalmooyin wax ku ool ah oo xagga samofalka ah,sida cunto,dhar iyo waxyaabaha kale ee laga maarmaanka ah.

Sanadkii hore ee 2017-kii Ireland waxay Soomaaliya ugu deeqday 6.7 milyan oo qeyb ka ahaa taageerada lagu yareynayo dhibaatooyinka biniaadanimo ee ka jiray gudaha dalka

7 COMMENTS

  1. Thanks , I have just been searching for information approximately this subject for a long time and yours is the greatest I’ve found out till now. However, what concerning the conclusion? Are you certain in regards to the supply?

  2. Preis Cialis Tadalafil Zithromax Time Frame [url=http://levipill.com]levitra wholesale no prescription[/url] Levitra Para La Mujer Cialis Originale Effetti Collaterali

  3. I am so happy to read this. This is the kind of manual that needs to be given and not the random misinformation that is at the other blogs. Appreciate your sharing this greatest doc.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here