Kulankii Hassan Sheekh iyo Keating Ee MUQDISHO “HDVIDEO

0
344

Kulanka Madaxweynihii hore Xasan Shiikh Maxamuud iyo Amb Michael Keating

Waxaan kulan laqaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb Michael Keating oo maanta igu soo booqday hooygeyga Muqdisho, waxaan isla soo qaadnay arrimo badan oo xaaladda dalka ku saabsan sida Siyaasada, Amniga, Dhaqaalaha iyo saameeynta dalkeenna ee isbeddellada Geeska Afrika.

Posted by Hassan Sheikh Mohamud on Sunday, September 2, 2018

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here