Nicholas Haysom Oo Noqonaya Ergeyga Gaar Ah ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya

14
504

Khamiis, September, 13, 2018 (RBB NEWS) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guturres ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Nicholas Haysom in uu noqdo ergeyga gaar ah ee QM u qaabisan Soomaliya isaga oo badali doono ergeygii hore Michael Keating .

Ergeygan cusub Nicholas Haysom ayaa u dhashay dalka Koonfur Africa waxaa la sheegay in uu yahay nin Qarreen ah oo ku taqasusay arrimaha dowlad wanaagga, Dastuurka, dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha nabada, waana tan keentay ayaa la leeyahay in loo soo xusho in uu noqdo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.

Laakiin magacaabistiisan ayaa imaneysa xili siyaasada Soomaaliya aysan deganeyn oo jiro khilaaf weyn oo ka dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamulada qeybta ka dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan shir ay ku yeesheen Kismaayo kaga dhawaaqay in ay xiriirka u jareen dowladda.

14 COMMENTS

  1. Incredible! This blog looks exactly like my old one!
    It’s on a completely different topic but it has pretty much
    the same page layout and design. Outstanding choice of colors!

  2. Whoa! This blog looks exactly like my old one!
    It’s on a totally different subject but it has pretty much
    the same page layout and design. Great choice
    of colors!

  3. Hello! Quick question that’s completely off topic. Do you know how
    to make your site mobile friendly? My blog looks weird
    when viewing from my iphone4. I’m trying to find a template
    or plugin that might be able to correct this problem. If you
    have any suggestions, please share. Appreciate it!

  4. Howdy! I could have sworn I’ve been to this site before but after browsing through some of the post I realized it’s new to me. Nonetheless, I’m definitely happy I found it and I’ll be bookmarking and checking back frequently!

  5. Hello! I know this is kinda off topic but I was wondering which blog platform are you using for this website?
    I’m getting tired of WordPress because I’ve had issues with hackers and I’m looking
    at options for another platform. I would be awesome if you could point me in the direction of a good platform.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here