Muwaadin Soomaali Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamad Ku Taalla Dalka Jarmalka

0
280

Dacwad=oogayaasha Federalka Jarmalka waxay maanta dacwad ku soo oogeen Nin Soomaali ah oo magaciisa lagu soo koobay  C/qaadir kaasi oo lagu soo oogay inuu xubin ka ahaa Alshabaab

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay in Eedeysanaha oo 20-jir ah uu ka dhoofay Jarmalka, kuna biiray Alshabaab, isagoo loo soo tababaray isticmaalka Bam-gacmeedyadda iyo Bistooladaha, waa sida hadalka loo dhigay.

Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen inuu Eedeysanaha ka soo goostay Alshabaab bishii October ee sannadkii 2012-kii, isla markaana uu dalka Jarmalka ku soo laabtay bishii June ee sannadkii 2014-kii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here