Khudbadii uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ka jeediyay magaalada Jowhar

0
133

Talaado, October, 16, 2018 (RBB NEWS) – Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo shalay booqasho ku tegey magaalada Jowhar ayaa qudbad uu jeediyay waxa uu si weyn ugu ammaanay magaalada Jowhar isagoo ku tilmaamay inay tahay magaalo taariiqi ah.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa booqashadii uu ku tegey magaalada Jowhar waxa uu ku sheegay in magaalada Jowhar ay tahay meel shaqo loo soo doonan   jirey isla markaana awooda in ay quudiso guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Halkan ka daawo Qudbada uu Ra’iisul Wasaare Kheyre ugaga hadlayo arrimo kala duwan;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here