Haweeney Iyo Seygeeda oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Hiiraan.

7
318

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) – Wararka ka imaanaya degmada maxaas ayaa waxa eey shegayan in meel baadiya ah oo udhaw deegankasi uu ka dhacy dil.

Waxana la sheegay in dilkaasi loo geeystay haweeney iyo seygeeda kadib markii lagu weraray guri eey kaga sugnaayeen oo kuyaal meel baadiyaha oo kana agdhaw deeganka maxaas ee gobalka hiiraan.

Dilkaan ayaa waxa uu ahaa mid aanoyin qabiil kaas oo kadambeeyay kadib markii maalmihi ugu danbeeyay halkaasi uu ka socday dagaal beeleedyo u dhaxeeyay malaashiyo beelood yo kuwaasi oo halkaas ku wada dagaalamaye
Dhacdada lagu dilay 2daas ruux kadib ayaa waxa weerar kale qaaday beesha laga dilay dadka iyadoona lasoo sheegay in tuuladaasi laga maqlaye xabado eey is weedaarsanayaan maleeshiyo beeladyadaasi.

Xiriiro kala duwan oo eynu lasameeynay dadka deegaanka ayaa waxa eey inoo xaqiijiyaan in halkaasi uu ka dhacay dil islamarkaana loo geeystay reer halkasi kusugnaa waxana eey sheegan in inta laxaqiijiyay kaliya eey tahay dhimashada laba ruux oo kusugnaaa hooyga la weeraray.

Ugu danbeyntiina dilkaan loo geeystay 2daan ruux oo kusugan tuulo udhaw degmada maxaas ayaa imaanaya kadib markii maalmihi ugu danbeeyay dagaal beeledyo halkaasi uu ka socday.

7 COMMENTS

  1. photos stetson hat factory

    蟺伪蟺慰蠉蟿蟽喂伪 adidas u path run g27995 grey ftwwht cblack 伪胃位畏蟿喂魏维join 魏蟻蔚尾伪蟿慰魏伪渭伪蟻伪 未伪谓伪畏tasmanian tiger 蟽伪魏委未喂慰 mission pack mk ii 渭伪蠉蟻慰渭蟺位蔚 渭慰谓蟿纬魏蠈渭蔚蟻喂 蟺伪位蟿蠈 蟿畏蟼 bambolino 纬喂伪 伪纬蠈蟻喂伪

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here