Amaanka magaalada Garoowe oo aad loo adkeeyay iyo Mas’uliyiintii ugu badnaa Oo kuwajahan.

6
173
Jimco, 25 Janaayo 2019 (RBB News) – Magaalada Garowe ee xarun Gobolka Nugaal waxaa laga dareemayaa diyaar garowga calema saarka madaxweynaha mamulka Puntiland Saciid C/llahi Denni.
Ciidamo isugu jiro bolis iyo millatari ayaa lagu arkayaa wadooyinka waaweyn ee Magalada Garowe.
26 Bisha Janaayo oo berito sabti ah ku beegan ayaa lagu wadaa in lacaleemo saaro madaxweynaha Mamulka Puntiland.
Mas’uliyiin katirsan Dowlada Somaliya, Madax hore, Xildhibano, wasiiro, Hogamiyayaasha Xisbiyada mucaaradka iyo xubno kale ayaa kuwajahan magalada Garowe.
Shalay ayaa ayaa si horudhac ah waxa magalada garowe gaaray wufud kasocoto dowlada Somaliya kuwaa oo si wanaagsan loogu soo dhaweyay Halkasi.
Madaxwynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxanuud ahna Hogamiyaha Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka, Ra’isul wasaarihii hore ee Somaliya Cumar C/rashiid, Hogamiyaha Xisbiga Mucaradka ee Wadajir C/ raxmaan C/shakur Warsame, Xildhibaano ka kala socda labada Golle ee Baarlamaanka, Xubo katirsan Gollaha Wasiradda, iyo Mas’uliyiin kale.
Waxaa jiri Karo Mas’uliyiin uu kamid yahay Madaxweyne Farmaajo in ay kaqeyb galaan caleema saarka madaxweyne Denni.
Caleema saarka ayaaka duwan Kuwii hore waxaa socdo Qaban qaabadii ugu dambeysay ee loogu diyaar garoobayo Qabashada Munaasabada Caleema saarka oo ka dhaceyso Magalada Garowe aydoa

6 COMMENTS

  1. Cephalexin Paralysis Dog Kamagra Dosis Sildenafil 100 Mg [url=http://cialgeneri.com]cheapest cialis[/url] Isotretinoin acutane Buy Priligy Germany

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here