Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed Oo La dhameystiray.

0
25

Arbaco 13 Feebarayo 2019 (RBB News) – Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta Gareen)  ayaa ku dhawaaqay xubnihii ka dhinnaa Golaha Wasiirada maamulkaasi oo ka kooban 15 Wasiir, halka wasiir ku-xiggeenada la magacaabay ay gaarayaan 25 Wasiir ku-xiggeeno.

Halkaan hoose ka Akhri Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xiggeenada uu magacaabay Madaxweynaha Dawlad goboleedka Koofur Galbeed:-