qaar kamida ah wadooyinka muhiimka ah ee muqdisho oo xeran saakay,

0
82

Waxaa maanta xeran qaarkamid ah wadooyinka magalada muqdisho iyadoona lagu arkayo ciidamo katirsan dowlada soomaliya kuwaas o halkaasi ku celinaya gawaarida u kala gudbaya degmoyinka gobalka banaadir

Ciidamada dowladda yaa waxa ey xireen isgoysyada Isgoyska Taleex, Tarabuunka, Banaadir,Wadada 30-ka iyo kuwo kale,waxaana dadka Shacabka ah ay yihiin kuwa maalaya cagtooda. Islamarkan si socod ah ku maraya wadooyinkaasi

Waxana la sheegay in Sababta loo xiray maanta qaar kamid ah Wadooyinka muhiimka u ah isu socdka gaadiidka iyo dadweynaha ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya eey tahay  madax ka tirsan dowlada Federaalka ay ka qeyb geli doonaan dha-gax dhig la filayo in lagu sameeyo Wadadda muhiimka ah ee isku xirta Magaalooyinka Muqdisho,Afgooye iyo Jowhar taasi oo manta lagu wado ineey yimaadan madaxdaasi.