Hay’ado caalami ah oo Somaliland ka dalbadey sii deynta Abwaan Abees

0
468

Image result for voa somali

Hay’daha xuquuqda aadanaha ee Amnesty International iyo Human Rights Watch, ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga dalbanadeen Somaliland in si dhaqsa ah oo shuruud la’aan ah ku sii deyso Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan, oo loo yaqaan, “Cabdirahmaan Abees,” oo Hargeysa ku xirab tan iyo 12kii bishii Janaayo ee sanadkan.

Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warkan ka soo direy Hargeysa.