Abaanduulihii Hore Ee Ciidanka Xoogga Dalka Oo Geeriyooday

19
5652

“Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii, Eheladii, Asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska.

S/gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa Alle uga baryey Marxuumka inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, wuxuuna Eheladiiii, Asxaabti iyo qaraabadii uu ka tagayna Rabbi ugu baryay inuu samir iyo iimaan ballaaran ka siiyo.

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in Meydka Marxuumka la keenayo magaaladda Muqdisho, si aas Qaran loogu sameeyo.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa tacsi u diray Qoyskii, Eheladii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u naxariistee Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar.

19 COMMENTS

  1. l盲s ica maxi reklamblad f枚r vecka 15 p氓. sida 1

    straitening cream 100 120ml 喂蟽喂蠅蟿喂魏萎 魏蟻苇渭伪 渭伪位位喂蠋谓 nant 谓蠉蠂喂伪 archives page 2 of 3 buty puma future cat leather sf test pi臋ciu czytnik贸w e book贸w liliowo srebrny komplet rozmiar 48 dywan piankowy puzzle szczecin bukowo lotniczy kombinezon ci艣nieniowy w…

  2. You’ve made some decent points there. I looked on the internet for more info about the issue and found most individuals will go along with your views on this web site.

  3. stileo borse liu jo

    occhiali sole decathlon sandali bassi blu sac pour cours pas cher converse verte femme la petite robe guerlain rivenditori abbigliamento scarpe da calcetto decathlon bambino surv锚tement foot pas cher

  4. Howdy just wanted to provide a quick heads up. The words
    in your content seem to be running away from the
    screen in Internet explorer. I’m unclear if this is a
    format issue or something related to web browser compatibility
    but I thought I’d post to inform you. The style and design look wonderful though!
    I do hope you receive the problem resolved soon. Thanks

    Also visit my page; AlicaLWenske

  5. An outstanding share! I have just forwarded this onto a co-worker who had been conducting a little homework on this. And he actually ordered me breakfast because I discovered it for him… lol. So let me reword this…. Thanks for the meal!! But yeah, thanx for spending the time to talk about this subject here on your website.

  6. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

  7. babyzimmer wei脽 hochglanz

    farbe kleidung t shirt selbst kreieren menu di natale semplici tv unieuro prezzi jcky orologi maschera infrarossi tavoli allungabili moderni rowenta dg9248 silence steam pro offerte zaini eastpak coop babyliss le pro digital online billig klamotten kau…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here