Ahlusunah Oo Baahiyay Xubnaha Kamid Noqonayo Xildhibanada Cusub.

0
273

Isniin, RBB News:- Hoggaanka maamulka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa shaaciyey xubnaha ay Dowlada dhexe kasiisay maamulkooda Xildhibaanada Cusub Ee baarlamaanka Galmudug.

Waxa ay sheegeen in Xukuumada Somaliya ay siisay 20 Xubnood oo kamid noqonayo Xildhibaanada Maamulkasi

Qoral kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu soo bandhigey Magacyada 20 xubnood kasoo galaya Baarlamaanka Galmudug dhinaca Ahlusunna iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan.