Akram imamoglu Oo Ku Guulaystay Duqa Magaalada Istanbuul.

0
275

Axad RBB News – Siyaasiga Mucaaradka ah Ee Akram Imam Ogloo ayaa ku guulaystay doorashadii lagu celiyey ee duqa Magaalada Istanbuul Ee Dalka Turkeyga

Akram Imaam waxa uu ka guulaystay tartankan doorashada ra’isal wasariihii hore turkeyga oo ah hogaamiye ka tirsan xisbiga talada dalka haya Ee Ben Ali Yildirim, waxayna ahayd doorasho xasaasi ah oo saameyn ku yeelan doonta mustaqbalka dalka Turkeyga iyo awooda Madaxweynaha Dalkaasi hogaamiyaha Ee  Ordogaan.